Hopp til innhold

Fagstoff

Helsefagarbeider (språkstøtte på somali)

Helsefagarbeideren samarbeider med andre yrkesgrupper om pleie, omsorg og miljøarbeid for brukere av helse- og oppveksttjenester. I denne filmen møter du en helsefagarbeider som forteller om utdanning, egenskaper og vanlige arbeidsoppgaver.

Filmen under finnes med språkstøtte i flere versjoner:

Filmen Helsefagarbeider med språkstøtte på arabisk

Filmen Helsefagarbeider med språkstøtte på tigrinja

Filmen Helsefagarbeider med språkstøtte på norsk

Lytt og les sammendrag av filmen

Sammendrag av filmen på somali

Helsefagarbeider (somali)

0:00
-0:00

Forklaringer på somali til begreper fra filmen

Begreper fra filmen med forklaringer

Begrep

Tale

Forklaring

lærling

Ka qeybqaataha tababar xirfadeedka: waa qof tababar ku qaata shirkad, ama baranaaya xirfada isaga oo shaqeynaaya

bedrift

Shirkad: waa goob shaqo

yrkesgruppe

Koox isku xirfad ah: waa dad leh aqoon waxbarasho oo isku mid ah.

beboer

Deggane: waa qof u baahan caawimaad iyo daryeel, oo tusaale ahaan degan guryaha daryeelka ama xanaanooyin kale.

bruker

Isticmaale: waa qof isticmaalaya adeegyada caafimaadka – iyo daryeelka, tusaale isticmaal adeegyada guri isu imaanshaha.

pasient

Bukaan: waa qof xanuunsan oo helaya adeeg caafimaad, tusaale ahaan ka helaya isbitaalka ama dhaqtarkiisa u gaar ah.

medisin

Daawo: waa waxyaabaha daawooyinka ah, tusaale ahaan kaniiniyaasha.

medisinrommet

Qolka keydka daawooyinka: waa qol lagu keydiyo waxyaabaha daawooyinka ah.

dosere

Daawo qiyaasid: waa ku shubida daawo qiyaasan koob ama gasac leh waqti tuse.

dosett

Gasac leh waqti tuse: waa gasac yar oo loo qeybiyey qolol ah maalmo iyo saacado. Qololkaas oo kuu sahlaaya in aad xusuusatid waqtiga aad daawada qaadaneysid.

multidose

Daawooyin qiyaasan: waa kiishash yar yar oo ay ku jiraan daawooyin qiyaasan oo isku daba xiran, kana yimaada farmashiyaha.

puls

Wadno garaacida: waa kor u kicida cadaadiska dhiiga aad ka dareemeysid xididada halbowlayaasha (arteries) marka uu wadnuhu u garaacayo dhiiga jirka oo dhan.

blodtrykk

Cadaadiska dhiiga/ dhiig karka: waa cadaadiska ku abuurmaayo xididada dhiiga marka uu dhiigu wareegayo, goorka uu wadnuhu u garaacayo dhiiga jirka oo dhan.

pårørende

Qaraabada: reerkaaga, ehelkaaga ama qof mas`uul kaa ah.

ansatte

Shaqaale: waa dadka ka shaqeeya goob shaqo.

desinfisere

Jeermis dillid: waa istimaalka waxyaalo dillaya ilmaqabatooyinka noolayaasha ah oo keeni kara cuduro, tusaale ahaan alkahoolka gacmo dhaqa.

smitte

Qaadsiin: markii bakteeriyada, fangaska ama feyruska ay labo qof isu gudbiyaan.

ergonomi

Ergonomics: waa barashada ku saabsan sidda aan u maareyn karno howlaha shaqo iyo bey`ada shaqada si aan ugu hortagno dhaawaca ka imaan kara markii aan shaqeyneyno.

tekniske hjelpemidler

Qalabka gargaarka farsameysan: waa qalab caawinaya shaqaalaha si ay u fuliyaan howlaha kala duwan, tusaale ahaan wiishka

sengeliggende

Sariir- yaale: waa degene ama bukaan aad u xanuunsan ama u liita oo aan istaagi karin, taas oo keentey in uu sariirta yaalo.

hjemmetjeneste

Adeega daryeelka guri imaanshaha: waa caawimaada ay dadka waayeelka ah ama dadka xanuunsan ay ka helaan dowlada-hoose marka gurigooda ay degen yihiin.

rusomsorg

Daryeelka dadka ku xiran muqaadaraadka: waa caawimaad ay helaan dadka ku xiran waxyaalaha muqaadaraadka ah sida qamriga iyo naarkootiga.

vg3-påbygging

Vg3 dib u dhisid ah: waa hal sanno oo dugsi sare ah oo ku siinaya karti waxbarshada looga baahan yahay waxbarashada dugsiyada tacliinta sare iyo jaamacadaha, kadib markii aad dhameysid vg1 og vg2 oo ah waxbarashada dugsiga sare qeybta xirfadaha.

Se også de norske forklaringene på begrepene fra filmen.

Varierte arbeidsoppgaver

Som helsefagarbeider skal du yte profesjonell helsehjelp og ivareta hver enkelt brukers behov for pleie og omsorg. Arbeidsoppgavene er varierte og innebærer kontakt med mennesker i alle aldre med ulik helse og funksjonsevne. Helsefagarbeideren kan jobbe på mange ulike arbeidssteder innen kommunale helse- og oppveksttjenester, sykehus og private omsorgstjenester.

Utfordringer til deg

Se filmen og bruk lenkene under til å svare på disse spørsmålene.

  1. Hvordan er det ordinære utdanningsløpet for å bli helsefagarbeider?
  2. Hvilke egenskaper er nødvendige i dette yrket?
  3. Hva er vanlige arbeidsoppgaver for en helsefagarbeider?
  4. Hvilke mulige arbeidssteder kan du finne for en helsefagarbeider?
  5. Hvorfor er det viktig å tenke på ergonomi i jobben som helsefagarbeider?

Relatert innhold

CC BY-SASkrevet av Vigdis Haugan og Anne Beate Eide.
Sist faglig oppdatert 24.01.2022

Læringsressurser

Yrkene innen helse- og oppvekstfag